Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Wabxo

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda ayaa guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee goblka Galgaduud, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta lagu sheegay in duqeymo ka dhacay halkaas lagu dilay tiro ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab sida lagu xusay qoraalka wasaaraddu ay faafisay.

Waxaa lagu sheegay in duqeymaha dhacay lagu dilay 50 Al-shabaab ah, iyadoo wasaarradu sheegtay in ciidanka huwanta ah ay hayaan meydad gaaraya ilaa 31 ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, hadalka ayaa kusoo aadaya xilli galabta dagaal uu ka dhacay deegaanka, kaas oo ay xigeen duqeymo diraadeed.

No photo description available.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this