Sign in to follow this  
N.O.R.F

Sheffield Stars win the Somali UK football Tourny in Birmingham!!!!!!

Recommended Posts

N.O.R.F   

Sheffield Stars oo Maanta Diray kooxdii Birmigham

Posted to the web 11:42 May 09 2004

 

 

May 09 2004 Kooxda Sheffeild Stars ayaa maanta kaga badiyay (1:0) kooxda Birmingham ka dab markii galabta ciyaar aad u qurux badani ay dhex martey labada koxood. Hadaba labadan kooxood oo isku group isla markaana ay labada kooxoodba ay soo badiyeen ciyaarahoodii hore oo isku dhibco ahaa, ayay koox waliba ku dadaalayay sida ay u hogaanka ugu qaban lahayd kaalinta koowaad ee groupka .

X a y a y s i i s - A d v e r t i s e m e n t

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Fly With Damal Airlines

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

More News Click Here

Labada kooxood oo u soo diyaar garoobey ciyaartan oo ayaa ciyaartii bilaabmatey , isla markiina waxa ciyaarta haleelay kooxda Birmingham oo iyadu ku ciyaareysey xaafadoodii oo markaa so bandhigay ciyaar aad u qurux badan gaar ahaan inanka xaga hore uga ciyaaray oo ahaa inanka lagu magaacaabo Mubaarik (Bidhi) oo aad u arkeysey in uu isagu isku daba radiyay kooxda , laakiin waxa caabinayay nin isaguba aan ka dhaceyn oo ahaa ninka kooxd dhan ee Sheffeild Stars u ahaa indhaha ay ku dhaqdhaqaayayeen ahaana ninkii difaaca uga ciyaarayay kooxda oo lagu magaacaabo (Liibaan Axmed Yusuf) ahna kabtanka kooxda isla markaana ka badbaadiyay kooxdiisa goolal dadka is lahaayeen way dhasheen.

Wax ay ciyaartu sidaa u sii socotaba oo ay kooxda Birmingham culays saarto kooxda kale ayaa waxa u suurta gashay in kooxda Sheffeild hesho fursad dahabi ay helaan gool uu shabaqa huleelsiiyo wiilkii weerarka uga ciyaarayay kooxda Sheffield oo lagu magacaabo Faysal ahna wiil mustaqbal fiican ku yeelan doona Garoomada kubada cagta.

Qaybtii hore ee ciyaartu waxa ay ku gabagaboowdey (1:0) oo ay sheffeild ku hogaaminysay ciyaarta.

Qaybtii labaad ee ciyaartaas kooxda Birminghan waxa ay xoojiyeen weerarkoodii oo ay markaas dhaafi waayeen difaacii adkaa iyo gool hayihii hor istaagay oo u saamixi waayay in ay helaan gool ay ku barbareeyaan .

Ciyaartaasina wxa ay ku gabagoboodey isla natiijadii oo ay kooxda Sheffeild ku guulaysto in ay ku soo baxdo kaalinta koowaad Groupkii ay ku jirtay.

Hadaba mar aan kwax ka waydiiyay Difaacii amaba kabtankii kooxda Sheffeild Liiban waxa uu ii sheegay in ay ku dadaalayeen in ku baxaan kaalinta koowaad waayo ayuu yidhi waxa aad helaysaa inaad la ciyaarti ciyaarta Semi Finalka koox aan adkeyn oo markaa ku soo baxdey Kaalinta Labaad.

Halka uu u hambalyey Mubaarik( Bidhi ) oo ahaa ninka soo qabanqaabiyay tartankan furdsadna siiyay wiilasha reer Somaliland ee mustaqbal ku yeelan doona garoomada kubada cagta.kooxda Sheffeild.

Nasiib wanaag waxa ka dhex muuqday kooxda Sheffeild wiil aad u firfircoona ahaana wiilkii dhaliyay goolkii u soo hooyay Gobalka Togdheer Koobki ciyaaraha Gobalda ee sandkii ina soo dhaafay ka dhacay Somaliland (Hargeysa) .

 

 

Ok, basically Sheffield beat Birmingham 1-0 after a tough final, in which the captain of last years Somaliland cup winning Burco team was playing for Sheffield after a £500 transfer fee(Daallo fare). :D

 

Good to see they winning things again, with a new younger squad. Its a Sheffield ting,,,,,, icon_razz.gif:D :cool: smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

Originally posted by Drogba:

Nasiib wanaag waxa ka dhex muuqday kooxda Sheffeild wiil aad u firfircoona ahaana wiilkii dhaliyay goolkii u soo hooyay Gobalka Togdheer Koobki ciyaaraha Gobalda ee sandkii ina soo dhaafay ka dhacay Somaliland (Hargeysa) .

waraa North i thought thats was you for a sec sxb

untill i read you message at the bottom...

then again you is a goalie innit

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

UK peeps..can someone take pics of this "sporty, musculine" ;) boyz in da hood-loool. I would really love to see the minjoo baastoyin icon_razz.gif:D ..kiddin'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

lol all rounder ey?

haa sxb early june is still the plan

but there are few things i need to take care of first

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this