Sign in to follow this  
Deeq A.

Shakhsiyaad ku eedaysan argagixiso oo lagu qabtay Baydhaba

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay howgal qorsheysan ka sameeya xaafado ka tirsan magaalada Baydhaba.

Hawlgalkan ayaa laga sameeyay Xaafadaha Bardaale, Isha iyo Wadajir, waxaana lagu soo qabtay dad lala xiriirinayo kooxaha Al-shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in dhammaan shakhsiyaadka lagu qabtay hawlgalkan ay baaris ku wadaan laamaha Sirdoonka Koonfur Galbeed.

PUNTLAND POST

The post Shakhsiyaad ku eedaysan argagixiso oo lagu qabtay Baydhaba appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this