Deeq A. Posted November 9, 2022 Xildhibaan is casilay+Sababta Xildhibanka ka tirsan Barlamaanka Ingiriiska ee qadiyada Somaliland u dooda Sir. Gavin Williamson ayaa iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee dhawaan uu u magaacabay Raysalwasaaraha cusub ee Ingiriisku. Xildhibaan Gavin ayaa lagu eedeyay inuu wakhti hore u hanjabay shaqaale islamarkaana uu mar hore caayay Xildhibaan haweenay ah oo ay ka wada tirsan yihiin Xisbiga Conservative-ka ee dalkaasi Ingiriiska. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites