Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhan Omar oo markii saddexaad dib loo doortay

Recommended Posts

Deeq A.   
ilhan-omar-1542154921.jpg?resize=1000%2C

Marwo Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad ku guuleysatay doorashada kursiga degmada ee shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga.

Ilhan oo sanadkii 2018 noqoto qofkii ugu horreeyay ee Somali-American ah oo loo doorto Congress-ka Mareykanka ayaa difaacatay kursigeeda.

Hadal kooban oo ay u jeedisay taageereyaasheda kadib guushii ay gaartay ayay ku sheegtay in guusheedu ay mid Soomaalida u soo hoyatay, isla markaana ay ku faraxsan tahay in dib loo soo doortay.

PUNTLAND POST

The post Ilhan Omar oo markii saddexaad dib loo doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this