Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxtooyada Puntland oo fara-gelin ku haysa doorashada guddoonka TPEC

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20221108_204358532.png?resize=819

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda yeesho guddoon rasmi ah.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka oo ka kooban sagaal xubnood ayaa sida la filayo iska dhex dooran doona guddoonka guddigaas.

Madaxtooyada Puntland ayaa dadaal xooggan ku bixinaysa in guddoomiyaha KMG ah ee hadda jooga TPEC Cabdirisaaq Axmed Siciid uu ku soo baxo guddoomiye rasmi ah.

Madaxtooyada ayaa sidoo kale wadda in guddoomiye ku xigeenka TPEC uu ku soo baxo xubin lagu magacaabo Mahad Bashiir Nuur.

PUNTLAND POST

The post Madaxtooyada Puntland oo fara-gelin ku haysa doorashada guddoonka TPEC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this