Sign in to follow this  
Deeq A.

Baaq ku socda M/weyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
“Madaxweyne Xabsi dhimis samee, saamaxad u fidi Maxaabiista dembiyadooda Sharcigu ogolyahay in la cafiyo, Xabsiyada waxa gaadhay Xummaddi (Dengue fiver) Xabsiga Hargeisa wuxuu u baahan yahay Xabsi dhimis degdeg ah, dadka xidhani khatar weyn ayay ku haysaa Xummaddu in ay ku faafto, qol kasta waxa ku jira 10-12 qof, kaneecadu way ku badantahay madaama qol kastaa musqusha gudaha ku leeyahay,”
WQ. Xoghaye Maxamed Sadiiq Dhamme
May be an image of 1 person, beard, suit, eyeglasses and wrist watch

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this