General Duke Posted July 27, 2009 Puntland iyo qaramada Midoobey Oo Heshiis Saxiixday Kadib Markii Shalay ilaa maanta Shir uga Socday xaruunta PDRC Garoowe >>>> Garoowe-(Allidamaale ):-Putnalnd iyo qaramada Midoobey Oo Heshiis Saxiixday Kadib Markii Shalay ilaa maanta ay Wefti ka socda qamada midooy Shir uga Socday xaruunta PDRC Garoowe. Wefigii uu hugaminayey Mc Bowden ee Shalay Soo Gaaray Magaalada Garoowe Ee Caasuamda Dowlada Puntlanad ayaa Shalay Waxaa Shir uga Furmay xaruunta PDRC ee Garoowe Waxayna iskula soo qaadeen arimo badan Oo ay kaga hadlayeen arimaha hay'adaha iyo xirirka Dowlada Puntland. Haddaba Shir Maantana uga Furmay Markale xaruunta PDRC ayaa Waxay oogha wada Hadleen Sidii uu Xirir Dheer uga Dhaxayn lahaa Dowlada Puntland iyo Hay'adaha qaramada Midoobey Gaar ahaan hay'ada UN-ka iyo kuwo kale Oo ay hoos yimaada Qaramada Midoobey, Goobtii Saaka Shirkaani Ka Dhacayey ayaa Waxaa ku sugnaa Masuulyiin aad u Fara badan Oo ka Tarsan Dowlada Puntland, Kuwaasi Oo ay ka mid ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Puntland Wasiirka qorshaynta iyo xiirirka caalamiga ah iyo Masuulyiin kale Oo aan halkaan lagu soo koobi karin. Masuuliyiintaa Puntland Ka socday iyo Weftiga uu hugaminayey Wakiilka somaliya u Fadhiyga Qaramada midoobey Mc Bowden ayaa Waxay isku afgarteen in ay Si Wanaagsan u Wada Shaqeeyaan Dowlada Puntalnd iyo hay'adaha qarmada Midoobey Waxaana sheegeen Puntland in ay noqonayso meel ay sii fiican ugu Soo bandhigi Doonaan Waxkasta Oo la siinaayo Dadak Somaliyeed intooda kale Waxaana xaqiijyey Mr. Mc Bowden in uu Dadaal badan muujin doono,isla markaana u aad ula yaabay maamulka iyo Nabada ka jirta Puntland, wuxuuna ugu danbeytii sheegay inay wax badan iska badashay araktidooda kadib safarka ay ku yimaadeen Puntland, kaas u ku saabsan arimaha Puntland iyo horumarinteeda Xaruunta PDRC ayaa Waxaa ku Sugnaa Maanta Dhamaan hay'adaha qaramada Midoobey iyo Masuuliyiin Tooda kala duwan Waxaana halakaasi hadalo ka soo jeediyey Masuulyiin kale oo ka socday hay'adaha UN-ka. Shirkaan ayaa Waxaa uu ahaa Mid aad loogu Faraxay Farxadna ku Soo Dhamaaday Waxaana Soo Gebabayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire isgoo sheegay In uu aad ugu Faraxsan yahay Waxaana uu xaqiijiyey in uu Soo dhoweynayo arintaan Farxada leh ee ay isla afgarteen Puntland iyo hay'adaha qaramada Midoobey. isku Soo Wada duub xafladaan ka dhacaday Maanta xaruunta PDRC ee Garoowe ayaa Waxay ku Soo Dhamaatay is afgarad Wanaagsan Waxaana la Filayaa in ay Wax badan iska bedli donaan xiriirka ka dhexeyey Puntland iyo Hay,adaha qaramada midoobey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted July 28, 2009 What kind of contract do you sign with the UN? I was just wondering! They're in business to help the needy. That's what they do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 28, 2009 ^^^^ Dee they are only there to share the pirate booty Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 28, 2009 The UN have agreed to increase their development activities in the regions of Puntland. This means more world bodies such as the world bank, EU and others will follow as they take their information from the UN agencies on the ground. It's a great move that Puntland's stability is recognized by this body. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 30, 2009 Somalia: U.N. agency conference concludes in Puntland 27 Jul 27, 2009 - 6:11:18 PM GAROWE, Somalia July 27 (Garowe Online) - A conference attended by United Nations officers concluded Monday in Garowe, the capital of Somalia's Puntland regional autonomy, Radio Garowe reports. The two-day conference opened yesterday in Garowe and was attended by Puntland government officials, local business leaders and UN officers. Mr. Mark Bowden, the UN Humanitarian Coordinator for Somalia, co-chaired the meeting with Puntland Planning Minister Farah Aden Dhala. Minister Dhala, who addressed reporters afterwards, said the conference was a follow-up review meeting to a February meeting held in Garowe and attended by various UN agencies and international aid organizations. The conference's agenda included ways the Puntland administration could help local families affected by the ongoing drought in some regions, as well as ways the UN could provide assistance in the education and healthcare sectors. The discussions also included capacity-building assistance to government organs in Puntland and training for government employees, including police training, the Minister added. Gen. Abdisamad Ali Shire, Puntland's vice president, concluded the meeting with brief remarks thanking the UN for all the assistance. UN agencies have increased assistance to Puntland since the peaceful election of Jan. 2009, when Dr. Abdirahman Mohamed "Farole" became the state administration's third elected president. Source: Garowe Online Quote Share this post Link to post Share on other sites