Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1667896507134.jpg?resize=720%2C48

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti.

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdigiisa waxaa Jabuuti ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo xubno ka tirsan dowladda Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqasho rasmi oo saddex cisho ay ku joogi doona dalka Jabuuti, ayaa inta uu joogo waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan uu la yeelan doonaa madaxda Jabuuti.

The post Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this