Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Cimilada Adduunka Oo Maalintii Labaad Ka Socda Dalka Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sannad kasta looga hadlo wax ka qabashada isbedalka cimillada.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyaal kala matalaya in ka badan 120 waddan oo dunida ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirkan ayaa gaadhay magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this