Maaddeey Posted January 10, 2010 Wararka naga soo gaaraya Magaalada beledweyn ee Caasimadda Gobilka Hiiraan ayaa tibaaxaya inuu dagaal qaraar oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday hadda ka socdo bartamaha magaalada, Ilahaas lagu kalsoonyahay ayaa warka ku daray in dagaalku u dhexeeyo qolyaha 'Baadhiniyada, Qubuuriyiinta ah' oo kaashanaya xoogagga meel ku gaarka ee uu hoggaamiyo D/geed. Isha Warka: Yoobsan News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 10, 2010 'Baadhiniyada, Qubuuriyiinta ah' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 12, 2010 Waxaa maalintii 3aad weli socda dagaalkii qaraaraa ee billowday 10ka bishan, waxaana la is hor-fadhiyaa labada buundo ee magaalada, iyadoo madaafiicda la is weydaarsanayo. Wixii ka soo kordha dagaaladan, kala soco boggan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 12, 2010 Umadaan banaaka isku lama baxaanow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2010 ^^^No adeer the men you support only fight inside heavily populated areas. Cowards Al Shabaab & the fake religious groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted January 12, 2010 GD is right, al-shabaab are cowards Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 13, 2010 Dagaal qadhaadh mise dagaal qaraar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 13, 2010 ^meesha madaafiic ayaa laysku ga(dh)aacayaa, adna (dh) & ® baad ka hadleysaa!. waa kaase, bal qosol hadda, waanigaa ®dii (dh) ku bedelaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted January 13, 2010 ^Kooxdaada meeqaa ajaanibaa laga dilay so far? Quote Share this post Link to post Share on other sites