Deeq A. Posted November 6, 2022 Nin dhimirka Ka Buka oo Gaadhiga La baxsaday Nin Xanuusanaayay oo la baxsaday baabuur u kala gooshaayay gobollada dalka. Baaburka ayaa aakhirkii galay dhir waawayn oo ku taala duleedka degmada sheekh kadib markii uu manta duhurkii Magaalada hudisa kala soo baxday nin xanuusanyey oo kamid ahaa rakaabkii sarnaa baaburka , baaburka ayuu shukaanta soo qabsaday kadib markii ay rakaabkii iyo darewalkii qado u degaan deeganka hudisa , waxaa uu jiidhay kaantarolka degmada Sheekh kadibna waxaa ka galay Beer ku taala dhinaca waqooyi ee degmada Sheekh . ma jirto cida wax ku noqotay baaburka waxaa uu ku xidhan yahay saldhiga degmada sheekh ninkii waday. Mukhtaar Abdi. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites