Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin dhimirka Ka Buka oo Gaadhiga La baxsaday+Waxa dhacay!

Recommended Posts

Deeq A.   
Nin dhimirka Ka Buka oo Gaadhiga La baxsaday
Nin Xanuusanaayay oo la baxsaday baabuur u kala gooshaayay gobollada dalka.
Baaburka ayaa aakhirkii galay dhir waawayn oo ku taala duleedka degmada sheekh kadib markii uu manta duhurkii Magaalada hudisa kala soo baxday nin xanuusanyey oo kamid ahaa rakaabkii sarnaa baaburka , baaburka ayuu shukaanta soo qabsaday kadib markii ay rakaabkii iyo darewalkii qado u degaan deeganka hudisa , waxaa uu jiidhay kaantarolka degmada Sheekh kadibna waxaa ka galay Beer ku taala dhinaca waqooyi ee degmada Sheekh .
ma jirto cida wax ku noqotay baaburka waxaa uu ku xidhan yahay saldhiga degmada sheekh ninkii waday.
Mukhtaar Abdi.
314616722_671685321256831_59595131114663
314554027_671685374590159_10103131330717

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this