Sign in to follow this  
Deeq A.

Weftiga Musharax C/raxmaan Cirro hogaaminaayo oo si Mug & Milgo leh loogu soo dhaweeyay Magaalada Wadamagoo+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Magaalada Wadaamagoo ayaa Waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Weftigii ay hogaaminayeen Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Waddooyinka Magaalada ayaa Waxa iskugu soo baxay Dadweyne aad u tiro badan oo lulaya astaanta Xisbiga Waddani iyo Caleemo qoyan iyadoo ay tahay Goor habeenimo ah oo weftigu ku soo beegmay.
Madaxda Xisbiga Waddani ayaa la hadlay Dadweynihii sida balaadhan u soo dhaweeyey waxaana ay uga mahad celiyeen sida balaadhan ee ay u soo dhaweeyeen.
Dhankooda Dadweynaha wadaamagoo ayaa sheegay inay tageero buuxda u hayaan xisbiga waddani go’aan kasta oo ay ka qaataan muranka doorashooyinkana ay kula socdaan.
314025984_1210225346506708_2919035295876
wadamago1-1024x645.jpgwadamago2-1024x671.jpg
313940573_1210225433173366_3227966979952
313424520_1210225456506697_7417974711260
314124281_1210225486506694_7425165490162
cirro-6-1024x683.jpg
314461374_3377041905955464_6332670836355
313353980_186941097237104_62919361485823
313033076_186941190570428_53091739641897
313124355_186941210570426_18009084843775
313423162_186941170570430_51133472699240
313280854_186941183903762_77409555071197

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this