Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog: Madaxtooyada Puntland oo damacsan in la furo Dastuurka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xog hoose oo aan weli soo bixin ayaa sheegaysa in uu jiro qorshe la damacsan yahay in lagu furo Dastuurka Puntland.

Qorshaha furidda Dastuurka ayaa la damacsan yahay in banaanka la keeno horraanta sannadka 2023.

Xogtan ayaa caddaynaysay in qorshahan ay gadaal ka riixayso Madaxtooyada Puntland oo dana siyaasadeed ka leh.

Ujeedka qorshahan ayaa salka ku haya in la kordhiyo kuraasta Baarlamanka Puntland oo hadda ah 66 xildhibaan.

PUNTLAND POST

The post Xog: Madaxtooyada Puntland oo damacsan in la furo Dastuurka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this