Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyihii Ikhwaanul Muslimiin Oo Ku Geeriyooday London

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku-simihii Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaaqa Ikhwaanul-muslimiin, Ibraahim Muniir, ayaa ku geeriyooday magaalada London isagoo da’diisu ahayd 85 jir.

Mr Munir, ayaa sanado badan ku xidhnaa dalkiisa hooyo ee Masar, intii uu noolaa, waxa uu ahaa afhayeenka dhaqdhaqaaqa ee Yurub.

Sannadkii 2017-kii waxa ay dowladda Masar ku eedaysay argagixisanimo, eedaymahaas oo uu si adag u diiday.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this