Sign in to follow this  
Deeq A.

Sirdoonka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Ku Heshiis kala saxeexday

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Soomaaliya Mahad Salaad iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Itoobiya Sisay Tola oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kala saxeexday heshiis iskaashi iyo is dhaafsiga xogaha ah.

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimada ay leedahay ka hor taga Aragagixisada ku sii baahaysa Bariga Afrika iyo inay haboontahay in si wada jir ah la iskaga kaashado.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa dhowaan kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa waxay kaga hadleen iskaashiga labada dal ee ku saabsan ka hor taga khataraha Argagixisada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this