Cowke Posted July 5, 2010 Taliyaha Heeryo oo sheegay in howlgalada xirmooyinka sharcidarada lugu bur burinayo uu sii socon doono (Swairo) (Garowe) RBC: Taliyaha ciidanka howlgalka lugu bur burinayo gooba sida sharcidarada ah lo xirmaystay Gaashaanle Dhaxe Maxamed Jaamc (heero) oo RBC kula kulantay xili uu ku sugnaa deegaanka Jamagale o howlgalkaa ka socday ayaa u sheegay Warbaahinta RBC in howlgalkaa uu yahay mid muda sedax cesho ah ciidanka waden. Waxa uu tilmaamay taliyaha howlgalkaan hugaaminayay in arintaan ay tahay mid amar u siiyeen Maamulka Gobalka iyo kan degmada islamarkaana ay tahay mid lugu bur burinayo gooba si sharci dara ah loo xirmaystay oo dad si gaar ah xu xirmaysteen. Gashaanle Heeryo waxa uu intaa ku sii daray in Ciidanka ay cagta mariyeen gooba dhoor ah islamarkaana ciidanku ay dhaxdageen goobaha ay howlgaladaa ka wadaan si shaqada goobahas ka hayan ugu sii fududaato mana jirto ayuu yiri wax dhibaata ah oo dadka deegaanada xirmaystay kala kulmeen. Taliyaha ayaa mar aan wax ka waydiinay inta howlgalkaa uu socday bal hadii ay jiraan dad ay u qab qabteen ayaa sheegay in ay dad howlgalkaa ku xir xireen islamarkaana ay gacanta ku hayaan oo baarutaano lugu hayo. Goobaha howlgalka ka socday ayaa lugu bur buriyay dhoor goobood oo dad xirmaysteen si coowska ka baxa uga beec mushtaraan waxaana ciidaka booliiska ay jajabiyeen dhismaysahoo dhulkaa ay dadka ku wareejiyeen. Bur burinta goobahaan ayaa ka danbaysay kidib markii dadka xoola dhaqatada ah ay cabasho xoogan ka muujiyeen dadka xirmaysanaya gooba aan sharci ahayn oo ay xowlaha daaqi jireen waaxna arintaa keentay in howlgalo balaaran laga fuliyo. Deegaanka Jama gale oo caan ku ah dhir kala nuuc nuuca ah iyo beero ayaa waxaa shalay ilaa iyo maanta garay qoysas fara badan oo reer guuraa ah kuwaas oo xoolahoodii ku sii daayay dhulkii cowska lahaa ee ciidanka amniga u baneeyeen Waxana xili RBC halkaa booqatay in dhahayna qabanayeen xowlo kala duwan oo daaqaya cowskii ka baxay deegaanka oo muda ah mid aan la daaqin islamrkaana kor u baxay. Goobahaa howlgaladaa ka socdaan waxaa ku sugnaa Guoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi xirse Cali iyo duqa degmada Garowe Cabdi Casiis Nuur cilmi iyo Saraakiil kale waxaana ciidanka ay amar ku sii siiyeen in howlgalka ay sii wadaaan. Ma ahan markii ugu horaysay ee howlgal nuucaan oo kale ah Ciidanka amniga Gobalka Nugaal halkaa ka fuliyaan waxana arintaan imaanaysaa xili Mamulka Gobalka Nugaal uu amar ku bixiyay in la bur buriyo goobaha shraci darada ah loo xirmaystay. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 5, 2010 Gudoomiyaha Gobalka Nugaal howlgalkaan xirmooyinka lugu bur burinayo cidii ka hortimada waa la xirayaa cidna loo hibayn maayo Waxa uuna sheegay Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi xirse in dadaal mamulka u galay in dadka xirmaysta gooba aysan lahayn tilaaba looga qaadi lahaa waxuuna sheegay in taa ay ku gulaysteen qaybaheedii hore. Gudoomiyaha aaya sheegay in waqti badan ay dadka ka wacyigalinayeen sidii loo furi lahaa dooxooyinka ay xirmaysteen taasna waxa uu waajibka noqday ayuu yiri in iminka lugu dhaqaaqo. Cabdi Xirse ayaa sheegay in goobaha howlgaladaa ka socdaan ay dajiyeen ciidan gaaraya 100 asgari islamarkana ugu talgaleen in ay bur buriyaan xirmooyinkaa sharcidarada ah Gudoomiyaha ayaa intaa ku daray in howlgaladaan uu sii socon doono inta laga ciribtirayo goobaha sharcidarada loo xirmaystay waxuuna tilmaamay in an cidna looga hibayn doonin cidii ka hortimaadana waxa uu sheegay in la xiri doono. Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan jirin wax caqabad ah oo ay kala kulmeen waxuuna tilmaamay in si wayn arintaa u soo dhawayeen maadama ayuu yiri dhulkaa ay qabsadeen waxa uu ugu yeeray burcad Dhuleed. Gudoomiyaha ayaa ugu danbayntii sheegay in goobahaa howlgaladaa ka socda ay ku casuumi doonaan Madaxda Dowlada gaar ahaan Madaxwaynaha Puntland si ay u soo arkaan xirmooyinka tilaabada Maamulka ka qaaday. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 5, 2010 Why the hell has the military trucks of puntland been converted to police trucks? I guess when they say "Puntland cidna duulan kuma ahan" their is something in that. I would love to know where all the tanks of aideed that were captured in the galkayo war went? They were stored in bur-salax, siinay and other parts mudug? But I have no clue if thats the case today. Plus what other weapons have been bought since the 90's would be really good investigative article if someone from puntland media would that. I know Yusuf Was big fan of getting new weapons. I mean just look at what he toys he gave his personal bodyguards He invested everything into the army i know that for a fact. But what about today? Their needs to be investigative article On Puntland Weaponry from 1991 till today. Because 1991-1993 we were nowhere to be seen in the political scene and all of sudden after aideed defeat we rose back up to the top. Did aideed weapons being captured change our fate? It obviously change aideed clans fate look at them today. Anyways guys I think Puntland media should do huge investigative article on this because I know I am interested into knowing Puntland weapons inventory!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites