Sign in to follow this  
Deeq A.

Bulshada Caalamka oo ku soo fool leh Hargeysa Markii ay ka soo faraxasheen Muddo-kordhintii farmaajo ee ay fashiliyeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Bulshada Caalamka oo ku soo fool leh Hargeysa Markii ay ka soo faraxasheen Muddo-kordhintii farmaajo ee ay fashiliyeen

No photo description available.
Maalinta Berri ah waxaa Somaliland soo gaadhi doona wafti culus oo ka socda Beesha Caalamka .
Ujeedada ugu weyn ee ay dalka u imanayaan waa khilaafka doorasho ee dalka ka taagan .
Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ayay kulamo gaar gaar la yeelan doonan .
Waftigan ayaa la sheegaya inay go.aamo culus ka sidaan dalalka ay metalaan .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this