Maaddeey Posted May 2, 2010 Qarax ay dadi ku geeryoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen oo Caawa Fiidkii ka dhcay Masjid ku yaala Magaalada Kismaayo. Posted: 5/2/2010 10:26:00 PM Shabelle: KISMAAYO. Qarax ay dadi ku geeryoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa Caawa Fiidkii waxaa uu ka dhcay Masjid ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose waxaa kadib Salaadii Cisho ee Caawa qarax xoogan uu ka dhacay Masjid ku yaala Xaafada Guulwade ee magaaladaasi. Qaraxani ayaa wararku waxa ay sheegayaan in uu ahaa Bamka gacanta lagu tuura, waxaana inta la ogyahay ku geerydooday 1-ruux iyadoo ay ku dhaawacmeen dad lagu qiyaasay 7-kale kuwaasi oo ku sugnaa Masjidka uu qaraxaasi ka dhacay. Ma cada ilaa iyo iminka waxyaabaha rasmi ahaan ka dambeeyay qaraxaasi Salaadii Cisho ee Caawa kadib ka dhacay mid kamid ah Masjidyada ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose. Dhinaca kale Saraakiil katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo la hadlay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu jiro islamarkaana xiligii uu dhacayay aysan Masjidka ku sugneyn Saraakiil sar sar oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, waxaana ay intaasi ku dareen in qaraxa lala eegtay dad Shacab ah oo isku diyaarinayay in ay tukadaan Salaada Cisho iyadoona ay sheegeen in halkaasi ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 2, 2010 Innaa lillaahi wa inna ilayhi raajicuun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted May 2, 2010 May all the terrorists and religious deviants who were killed ALL burn in hell, and may those who are got injured die a quick painful death! Ameen... p.s I urge you all to stop referring to those temples of religious deviancy and terrorism as Mosques. They have never been and never will be Baitullahs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted May 2, 2010 ^ And who are you to decide what is a mosque and what isn't? Innaa lillaahi wa inna Ilayhi Rajicuun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 3, 2010 Aun to those who died in the Mogadishu blast as well as those who died in Kismau. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 3, 2010 Rip...4 sure they are in heaven> its always good to show repect when the concern is about departed humans. Its a human thing! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 3, 2010 Subxaan ,,,,,,,,,,,, Walaahi this is crazy ,,, total madness and insane. Quote Share this post Link to post Share on other sites