Deeq A. Posted November 2, 2022 Khuraafaadka Kulmiye yaan La Dhegaysan. Waxay faafiyeen 14 ka urur ee meesha maraya 5 ama lix baa la soo saarayaa? Xagay ku taalaa? Xeer 14 wuxu sheegayaa in uu soo baxayo ururkii buuxiya shuruudaha uu sheegay xeerku. Imisa urur ayaa soo gudbaya? Walaa madaxweyne ayaa sheegi kara, walaa xisbi, illaa guddiga diiwaangelintu baadho shuruudahaas. Cabdi Cali Jaamac . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites