Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareeb oo Lasoo Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo federalka iyo dib-u -heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Qabatay Doorashada Xubnihii ugu  dambeeyay  xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ahaa 15 xildhibaan oo buuxinaya 33 xubnood oo ay ka kooban yihiin golaha deegaan.

Wasaaradda  ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay xildhibaannada ku guuleystay golaha, kuwaas oo dhowaan dooran doona guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka, maadaama xildhibaannada golaha ay ku yimaadeen doorashada bulshada ku nool magaalada Dhuusamareeb oo ah magaalada caasimadda u ah dowlad goboleedka Galmudug.

313431561_551945566937106_3498722749245983513_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=111&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=nCwNukkrmIsAX8eFvRT&_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&oh=00_AfA3EQ5ow_3UR6CrJ0bkIOkqe06UVV4MgEu_4HmofED8bQ&oe=6367416D311982559_551945586937104_2936064584946939248_n.jpg?stp=dst-jpg_p417x417&_nc_cat=102&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=Tp4lIfiuQJ4AX_ENX7V&_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&oh=00_AfAluZvbpYJFBzm97RDwrIcExffx_QaUkY8puN54odhGTw&oe=6366B8B9

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this