Deeq A. Posted November 1, 2022 Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi . “ Muuse Biixi maaha hoggaamiye caqli badan oo garasho dheer leh dheelina kara siyaasaddan Cajiibka ah,dhaqaale intaas le’eg ku bixin kara hawl Qaran. Shaqsiyaad ka soo jeeda Soomaaliya ayaa isbeddel iyo been abuur ku sameeyay shaqada ay qaramadooda u hayaan sharci-dejiyayaasha UK iyo Congress-ka Mareykanka…” Musa is not a smart and intelligent leader who can play this sophisticated politics, who can afford to pay such funds for a National cause.Individuals from failed Somalia are making this deformation against U.K lawmakers and U.S congress who are doing their national obligations. pic.twitter.com/mqwLLsAtXU — Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) November 1, 2022 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites