Sign in to follow this  
Deeq A.

Xafiiska Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka JSL waxa lagu qalabeeyay $7000…..Waxa sidaas Yidhi…

Recommended Posts

Deeq A.   
Xafiiska Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka JSL waxa lagu qalabeeyay $7000 waa nasiib darro weyn, duruufta dalku halka ay taagantahay innagoo og in Wasiir kastaa marka la magacaabo shaqada koowaad ee uu qabtaa noqoto sidii uu u bedeli lahaa Qalabka Xafiiska yaal (Office Furnitur) Kuraasta, Miiska iyo Kabadhka halka yaalla ma gaadhayaan qiime ahaan $7000 ? Hantidhawrku baadhis ha sameeyo !
May be an image of 9 people, people sitting and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this