Sign in to follow this  
Deeq A.

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho ka socday

Recommended Posts

Deeq A.   
Villa-Somalia.jpg?resize=593%2C395&ssl=1

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen illaa Shan qodoboo ka mid ah Sugidda Amniga, La dagaalanka Argagixisada, Dardar gelinta dib u eegista Dastuurka, Dimoqraadiyeynta iyo Doorashooyinka.

Golaha ayaa isku raacay in dalka laga dhaqan geliyo nidaamka Xisbiyada badan, in dalka laga hirgeliyo doorashooyin xor ah oo hufan, kuna saleysan cod bixiyeyaal diiwaan gishan iyo Xisbiyo u tartama golayaasha heerarka kala duwan.

Sidoo kale Waxaa Golaha Wadatashiga Qaran isku raaceen in la qabto labo doorasho, mid Heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Sidoo kale waxaa laysku raacay in la dhaqangaliyo qorshihii Amniga Qaranka iyo Istaraajiyadii la dajiyey bishii April-2017-kii.

Halkaan ka akhriso War-murtiyeedka oo dhan

1-5.jpg?resize=720%2C1002&ssl=1 2-3.jpg?resize=720%2C1008&ssl=1 3.jpg?resize=690%2C960&ssl=1 4-1.jpg?resize=690%2C960&ssl=1 5.jpg?resize=684%2C960&ssl=1 6.jpg?resize=686%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho ka socday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this