Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo Shacabka Goobo kala duwan oo ku yaala Degmada Axmed Dhagax kula qaxweeyay+Ujeedada

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta socod lug ah ku maray Degmada Axmed dhagax ee Hargaysa.
Sidoo kale, Gudoomiyaha ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan kula shaaheeyay goobaha dadku isugu yimaaddaan.
Ujeeddada Booqashada Gudoomiyaha ayaa ku qottontay u kuur-glid xaaladda Bulshada iyo in uu wakhti iyo is xog-waraysi la qaato Bulshadiisa.
311936168_1054692292583593_7969314828868
312714775_1054692885916867_3670945371702
312272583_1537948466666670_2949381786383
312971248_1537948916666625_3365619758247
312521765_1537948949999955_1769988113221
313399695_1537948976666619_5451659402744

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this