Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog: Baarlamanka Puntland oo wada mooshin ka dhan ah guddiga doorashooyinka TPEC

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1667203069537.jpg?resize=720%2C48

Guux ku saabsan mooshin ka dhan ah guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa sii xoogaysanaya.

Xildhibaann kala duwan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa noo xaqiijiyay in uu socdo guuxa mooshin ka dhan ah guddiga TPEC balse aan weli soo shaac bixin.

Xogo hoose ayaa tilmaamaya in la filan karo 15-ka bisha November ka hor in uu soo shaac baxo mooshin lagu ridayo guddiga KMG ah ee doorashooyinka.

Warkan ayaa ku soo beegnay xilli Ajandaha Baarlamanka Puntland lagu daray in loo yeero guddiga TPEC si loola xisaabtamo.

PUNTLAND POST

The post Xog: Baarlamanka Puntland oo wada mooshin ka dhan ah guddiga doorashooyinka TPEC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this