Deeq A. Posted October 30, 2022 Xildhibaan si adag u duray Maayarka Berbera Ciddin Xildhibaan Cali Qaran oo Maayir Cidin ugu baaqay Inuu Alle ka cabsado ayaa yidhi, “Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin inta aad xilka hayso Alle kaga baq hadaanad cidkale waxba iskaga tirinaynin. Runtii waa wax laga argagaxo in maanta umad masaakiina oo la wehel ahayd xagaa iyo darxumo nololeed oo ay la daalaadhacayeen hadana in bacadka la wadho iyada oo cagaf la galiyey. Allaa weyn.” Qaran News Share this post Link to post Share on other sites