Sign in to follow this  
Deeq A.

Isku Day Dil!

Recommended Posts

Deeq A.   

Isku Day Dil!

prof.jpg

Maalintii dhawayd ee muddo korodhsigu guirtidu ku dhufatay waanigii faalada ka bixiyay; isla maalmahaas ayaan u tagay halo yar oo ii jooga magaalada dusheeda oo aanu caddayska reerka ka helno( ma ihi kuwa iibiya caanaha). Waxa na soo weeraray rag sita middiyo dhaadheer oo kuwa geela lagu qalo ah oo baabuur wata; inankii ii shaqaynayay ayay garaaceen, inankii baa i soo wacay, waanse hurday oo ma gaadhin; nimankii markii aan dabogalay may ahayn qoysaska deriska.ah oo haba yaraatee aan dhaqankaa lahayn, waxay noqdeen niman haybta guud ay wadaagaan laakiin bariga dega, sbabta halkan ay middiyo ugu soo qataana aan la fahmi karin, waayo shaqo kuma laha degaanka!

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this