Sign in to follow this  
Deeq A.

Goa’aanka Tudhaale ee Shirweynaha Dalwanaaje waa BEDBAADO QARAN,Go’aanka M/weyne Muuse Biixi ee Golaha Wasiiraduna xagayga waa FIDMO QARAN

Recommended Posts

Deeq A.   
Goa’aanka Tudhaale ee Shireaynaha Dalwanaaje waa BEDBAADO QARAN. Go’aanka Madaxwayne Muuse ee Golaha Wasiiraduna aniga xagayga waa FIDMO QARAN. Labada go’aanba waa isku taariikh oo maanta ayay soo wada baxeen. Waxan leeyahay Ilaahayow ka hore khayrkiisa na sii ka damena sharkiisa naga du. Aamiin”
Siyaasi Cali Guray
May be an image of 2 people and people sitting

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this