Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti ka socda Beelaha Arab oo gaadhay Burco

Recommended Posts

Deeq A.   
Wefti ka socda Beelaha Arab oo gaadhay Burco
Wefti ka kooban cuqaal, mujaahidiin iyo dhallinyaro Beelaha Arab ah ayaa magaalada Burco kaga qayb galaya xidhitaanka Shirweynaha Dal Wanaaje ee Beelaha West Burco Clan.
Weftiga oo uu ka mid yahay Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Mudane Yuusuf Tadhase ayaa lagu soo dhawayn doona magaalada Burco iyada oo qaybo weftigq mid ah Burco joogaan qaarna saacadaha soo socda soo gaadhayaan.
Shirka waxa aan ka qayb gali doonin Suldaanka Guud ee Beelaha Arab oo martiqaad rasmi ah ka helay shirka laakiin uga baaqday arrin caafimaad iyada oo sidoo kalena ay dalka ka maqan yihiin Suldaan Barre Xaaji Xuseen, Boqor Maxamed Boqor Ciise iyo Suldaan Xuseen X Cabdi Cabdillaahi.
313316681_826706241797172_72255949171711

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this