Sign in to follow this  
Deeq A.

Gen. Muxiyadiin oo loo magacaabay Taliyaha La-dagaallanka Argagixisada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1666785606170.jpg

Garoowe: 26 October 2022 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 79 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa S/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuxuu saxiixay.

DHAMMAAD

The post Gen. Muxiyadiin oo loo magacaabay Taliyaha La-dagaallanka Argagixisada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this