Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socta umaddii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Suldaan Axmed

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shabakada qarannews.com, waxa ay tacsi u dirayaan shicibka reer Somaliland gaar ahaan bahda dhaqanka, qaraabadii qoyskii, asxaabtii iyo dhamaan beesha Muuse Care ee Habar Yoonis marxuum suldaan Axmed Xaaji Xuseen Buraale (Afyare)

Suldaanka oo maanta shil baabuur ku geeriyooday, waxa aanu Rabi uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inga siiyo

Aamiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this