Cowke Posted October 14, 2009 GAALKACYO: Maamulka Galmudug oo maanta magacaabay laba gobol oo hoos imaanaya maamulkooda Posted to the Web Oct 14, 07:48 Gaalkacyo (PP) - Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee Somalia Axmed Max'ed Caalin ayaa lagu magacaabay laba gobol oo la sheegay inay hoosimaanayaan maamulka Galmudug. Madaxa warfaafinta ee maamulka Galmudug ayaa u aqriyay saxaafadda labada gobol ee la magacaabay iyadoo lagu sheegay tani inay tahay mid uu Caalin kula loolamayo ninka ay jagada isku hayaan ee Axmed Shariif Cali Hilowle. Gobollada la magacaabay ayaa waxay kala yihiin: Gobolka Barwaaqo oo ay magaalo madaxdiisu tahay Degmada Af-barwaaqo oo horay u ahayd tuulo ka tirsan Magaalada Gaalkacyo iyo Gobolka Kulmiye oo caasimad ay u noqonayso Gallinsoor. "Labadan gobol waxay ka mid noqonayaan deegaannada ay maamusho Galmudug, waxaana magaacbiddoodu ay ku timid markii aan afti ka qaadnay dadka ku dhaqan halkaas, ayna ogolaadeen in laga dhigo gobollo" ayuu yiri Madaxa wafaafinta Madaxtooyada Galmudug. Maamulka Galmudug oo la aasaasay laba sano ka hor ayaa waxaa soo dhexgalay khliaaf aad u xooggan iyadoo hoggaankiisa ay isku haystaan laba mas'uul oo diiday in la dhedhexaadiyo, waxaana mas'uul walba uu sheeganayaa inuu isagu yahay Madaxweynaha ramsiga ah ee maamulka. Axmed Max'ed Caalin oo ka mid ah madaxweynayaasha Galmudug ayaa isla maanta u dhoofay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo saxafiyiinta u sheegay intii uusan dhoofin ka hor inuu halkaas u tagayo howlo shaqo oo uusan shaacin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 14, 2009 Kulmiye & Barwaaqo, lol next we will hear gobolka Aniisa & gobka cabaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 14, 2009 Originally posted by MoonLight1: Kulmiye & Barwaaqo, lol next we will hear gobolka Aniisa & gobka cabaas. Why not. After-all we are country with 4 presidents, 4 prime ministers, 5000 xidhibaans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted October 14, 2009 Country with 4 presidents, 4 prime ministers, 5000 xidhibaans ONLY IN SOMALIA Oh I forgot the Civil War Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 Gobolka Kulmiye Hmmmmm ,, I think Siilaanyo got a new place now ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2009 Gobolka Kulmiye with Siilanyo as its capital. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 15, 2009 Originally posted by MoonLight1: Kulmiye & Barwaaqo, lol next we will hear gobolka Aniisa & gobka cabaas. How can laba tuulo be a gobol. War ibtiladaan see ahaana. Meesha maqaarsaar ka socotee oo ku buuxi ah. Aqal iyo laba mundul ayee ka dhigi doonaan gobol next. Quote Share this post Link to post Share on other sites