Emperor Posted September 2, 2007 Xiisad Ka Dhalatay Gabar Lagu Kufsaday Magaalada Kismaanyo Ee Gobolka Jubada Hoose. Milayshiyo hubaysan oo beeleed ayaa kufsi fool xun u gaysatay gabar kasoo jeeda deeganka jubada hoose (waamo) iyadoo kufsigaasi dhaliyey khilaaf ba'an oo sii xoojiyey midkii siyaasadeed ee hore uga taagnaa gobolkaasi . Gabadhan ay kufsiga u gaysteen milayshiyadani ayaa ka dhalatay nin kamida milayshiyadasi kufsiga gaysatay oo in mudo ahba ka quud daraynayey inay gabdhani noqoto ooridiisa islamrkaana ay ku gacan saydhay taasina ay dhalisay inuu niman dabley ah usoo kireeyo oo ay fara xumeeyaan . Sidoo kale gabadha oo lagu magacaabo aamino ayaa sida ay soo weriyeen goob joogayaal ku sugan magaalada kismaanyo waxay dhalisay khilaaf keeni kara gacan ka hadal islamrkaana aysan jirin weli wax isku soo hor fariistay tasoo laga cabsi qabo inay sii murugto arintan . C.risaaq raamaale oo kamida aqoonyahanada kasoo jeeda beelaha waamo ayaa saxaafada u sheegay inay dableyda gabadha fara xumeeyey ay ahaayeen sadex nin oo ka tirsan maleeshiyo beeleed islamrkaana ay gabadhu diiday guurkiisa mid kamida dableyda dhibaatada gaystay waa siduu hadalka u dhigaye taasina ay abuuri karto dhibaato hadii aysan arrinta wax ka qaban beesha dhibatada gaysatay. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 2, 2007 Inaalillaah ! ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 2, 2007 ^Wa inaa ilayhi raajicuun, indeed that's tragic brother... The actions of 1991 and the early days of the civil war, seems some have not stopped it just yet... waa argagax iyo musiibo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 2, 2007 Kufsi has not excuse what so ever ..... it is unecceptable and the criminal should be punished painfully. It happens not only in Kismayo but we again often see girls being raped in Muqdishu too by Xabashis and other warlord militias ..... This is tragic indeed ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 2, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: It happens not only in Kismayo but we again often see girls being raped in Muqdishu too by Xabashis and other warlord militias ..... This is tragic indeed ......... Very Tragic indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 2, 2007 Kufsi has not excuse what so ever ..... it is unecceptable and the criminal should be punished painfully. It happens not only in Kismayo but we again often see girls being raped in Muqdishu too by Xabashis and other warlord militias ..... True and its very sad indeed. This latest incident comes after the girl refused to forcely marry one of the gang militia and later was brutally raped... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted September 2, 2007 Rape is henious crime and unacceptle but to score politacall points is sickness too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 2, 2007 Its disturbing, but expected from this group. They will loose in the end. Our heartflet condolence to the girl and her community. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 3, 2007 If this news is true, is disgusting and whoever is responsible should punished for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites