Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyadda 9 xubnood oo lagu doortay shirka beelaha Garxajis uga ka socda Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka DAL-WANAAJE ee Beel weynta West Burco Clan ee ka furmay Magaalada Burco maanta ayaa waxa cod aqlabiyadda laggu ansixiyey sagaal xubnood,kuwaas oo noqonaya shir guddoonka haggaya shirka inta uu socdo,waxaana kale yihii sidan:
1.Dr Cabdiraxmaan Axmed Raage
Guddoomiyaha shirgudoonka.
2.Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Guddoomiye kuxigeen

  1. Suldaan Cali fayr Xuseen : xubin
  2. Ganacsade Axmed Soodaani :Xubin
    5.Caaqil maxamuud Dirir Howl:Xubin
  3. Ganacsade Cabdiraxmaan Sagal (Xoghaye)
    7.Maxamed iid Dhimbiil(Xoghaye kuxigeen)
    8.Aqoonyahan Maxmed Cali :Xubin
    9.Aqoonyahan Aadan Cabdi Cabaade.: Xubin.
FB_IMG_1666690156299.jpg FB_IMG_1666690165439.jpg FB_IMG_1666690168853.jpg FB_IMG_1666690162421.jpg FB_IMG_1666690158840.jpg FB_IMG_1666690156299-1.jpg FB_IMG_1666690153863.jpg FB_IMG_1666690151351.jpg FB_IMG_1666690148649.jpg FB_IMG_1666690145023.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this