Deeq A. Posted October 25, 2022 Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan magaalada Garowe ee caasimadda dowlada gobaleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadda furitaanka u jieedin doono golaha waskiilada dowlad gobaleedka Puntland, isagoo lagu wado in uu ka hadlo arrimo dhowr ah. Waxaa xarunta baarlamaanka ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee furitaanka kalfadhiga 51-aad ee golaha wakiilada Puntland. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites