Cowke Posted June 17, 2010 Wasiirka Dulista Hawada Puntland oo sheegay in ay gabagaba yihiin dhamaystirka garoomadaha diyaaradaha Garowe iyo Bosaaso (Garowe) RBC: Wasiirka duulista hawada Puntland ayaa sheegay in uu rajo wayan ka qabo in ay soo gabagaboobaan biliaha soo socda dhismayaasha garoomada diyaaradaha eek u yaala Bosaaso iyo Garowe oo dhismayaal ku socdaan. Waxa uu sheegay Wasiirka duulisya Hawada puntland ayaa isheegay in Garoonka diyaaradaha Bosaaso uu iminka yahaya mid dhismihiisu dhamaad ku dhawayahay waxuuna sheegay in garoonkaa uu yahay mid si caalami ah loo dhisay. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in asna garoobka diyaaradaha ee Garowe ee KONOKO uu asna ku dhawa yahay in la dhamaystiro waxuna tilmaamay in uu aad u rajo wayn uga qabo in ay soo dhamaadan howlaha laga hayo garoomadaa maalmaha soo socda. Wasiirka duulista Hawada ayaa ugu danabayn tilmaamay in ay wadaan dadaalo kale oo ay damcasan yihiin in goaromada Puntland ku hormariyaan si Diyaaradaha casriga ah ugu soo dagaan. Hadlka wasiirka ayaa ku soo aadaya xili ay socdaan dhismaayal kala duwan oo lugu hagaajinayo garoomada Nosaaso iyo Garowe waxana rintaa aad u soo dhawayay shirkadaha diyaaradaha puntland . RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxaan ilkacase Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 17, 2010 Isn’t that the minister of aviation didn’t you even read what you posted cowke it says wasirka duulista iyo hawada which means the minister of aviation. Wasiirka dalxiiska = the minister of tourism Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 17, 2010 Xaji thanks for the correction you are right it does mean minister of aviation. The guy is Ahmed Karash a ssc fellow actually Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 17, 2010 ^Again, use the original title of the article for heaven's sake. Quote Share this post Link to post Share on other sites