Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubno lagu helay Shabaabnimo

Recommended Posts

Deeq A.   
TOGASHO11111111111.jpg

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar oo ku eedeysnaa Falal dil ah iyo ka mid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukunkii dilka ahaa ee horay ugu dhacay waxay ku fulisay Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar oo ka tirsanaa Shabaab laguna helay dembiyo dil ah oo Muqdisho ay ka geysteen.

Shucayb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar ayaa AL-Shabab ka tirsanaa in muddo ah waxaana howgaladooda iyo dilalka ay qayb ka ahaayeen tan iyo 2014-kii.

Magacyada Axmed iyo Qoono ayay Caan ku ahaayeen raggan mudadaas ay ka tirsanaayeen kooxaha Al-shabaab.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubno lagu helay Shabaabnimo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this