Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalka Ingiriiska oo maanta yeelanaya Ra’iisul wasaare cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Ingiriiska ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah.

Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxa ku tartami doona wasiirkii hore ee Maaliyadda Rishi Sunak iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose Penny Mordaunt.

Ra’iisul wasaarihii hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay in uu tartanka ka haray.

Mr. Sunak ayaa loo saadaalinayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isulwasaaraha.

PUNTLAND POST

The post Dalka Ingiriiska oo maanta yeelanaya Ra’iisul wasaare cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this