Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaanka Guud ee Somaliland oo ku sii jeeda Burco

Recommended Posts

Deeq A.   
Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Shalay casarkii ka anbabaxay magaalada Hargaysa si uu uga qayb galo shirweynaha Beelaha Garxajiso oo Berri ka furmaaya Magaalada Burco .
Suldaanka ayaa isla xalay ku hoyday Magaalada Oodwayne, magaalada Burco ayaana laga dareemayaa qaban qaabada soo dhawaynta Suldaanka guud.
May be an image of 1 person and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this