Deeq A. Posted October 24, 2022 Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Daauud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Shalay casarkii ka anbabaxay magaalada Hargaysa si uu uga qayb galo shirweynaha Beelaha Garxajiso oo Berri ka furmaaya Magaalada Burco . Suldaanka ayaa isla xalay ku hoyday Magaalada Oodwayne, magaalada Burco ayaana laga dareemayaa qaban qaabada soo dhawaynta Suldaanka guud. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites