Sign in to follow this  
Deeq A.

Dabley Hubaysan oo dad ku laysay Degaanka Dararweyne-Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   
Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii dabley hubaysani rasaas ku furtay Meherad ku taala Deegaanka Dararwayne oo ka tirsan gobolka Sanaag.
Ilaa hada si dhab ah looma oga sababta keentay weerarkaasi.
dararweyne.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this