Sign in to follow this  
Deeq A.

Ergadii ugu cuslayd ee beesha Isaxaaq Care oo u baxday shirka Burco kana baqooshay magaalada Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergo culus oo laga soo xulay beesha Isaxaaq Care oo ka koobnaa Jiif Caaqilo, Caaqil, salaadiin, aqoonyahan, ganacsato iyo waayeel ayaa maanta qaarna gàadheen magaalada Burco  qaarna hada ku sii jeedaan, ergadani oo ka koobnayd 50 xubnood waxa ay si buuxda uga  qayb qaadan doonaan shirka maalinta bari ah beelaha West Burco Clan uga furmi doona magaalada Burco.

Ergadani waxa ka mid ah 15 xubnoo oo laga soo xulay Shanta ardaa ee Cabdalle Isaxaaq ay ka koobanyihiin oo ay ku jiraan cuqaali kuwaasi oo lagu soo xulay talo mudo dheer laga baraan degaayay

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this