General Duke Posted December 10, 2006 midnimo.com Now members of the unarmec clans have welcomed the decision by the security council to lift the arms embargo. This highlights that those who are parading women and children with guns. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 10, 2006 Beelaha laga tirada badan yahay oo so Dhaweyay Cuna Qabatenta hubka somaliya laga Qaday [09/12/06] Shirweyn oo ay so QabanQabiyen Belaha laga tirada badan yahay oo Kunol North America ayaa lagu Tageray gonka kaso Baxay Qaramada Midowey kas oo somaliya uu in fasaxaya in Cidamo africa kasocda ay so Galan Gudaha Somaliya , taas o Larajey nayo in aay amanka wax ka Qabtan aniga ah sheekh Cumar farax kuna Hadlaya Magac besha an ka Dhashay ee biyomal ,,waxaan.manta Ku faraxsanahay in soomaaliya Laga Qado Cun Qabatenta hubka oo Horay uu sarna Waxana manta nasib wanag ah Qolo gar ah oo an ka Turjumen Rabitanka inta badan Hadi aan nahay Belaha somaliyed ee isugu Yimid halkan Waxan cadey neyna aniga oo Ku hadlaya Codka besha biyomal in an Rali ka nahay ana so Dhawey neyno Gonka Qaramada Midowey ooCuna Qabatenka Hubka loga qaday soomaaliya, in tasi kadib ayaa waxa hadalka Qatay farxiya salad sheekh oo Ku hadleysay Magac besha tuni yaa Ku dheeratay Mahimada ay somaliya ay u ledahay in Cuna Qabatenta hubka laga Qaday Somaliya wayo bay tiray Gonka maxakamadaha ay dadka uu shegen wax ka duwan bay la yimaden wayo, waxa lesku oga in Qolo waliba Lagu Warejiyo waxa ay Xaaq u ledahay , hadi aan nahay besha Tuni Gorta aay besha tuni Codsatay in Lagu warejiyo Barawe waxay maxakamadaha Nagu Yirahden Sacan uma Bislidin in Xukun lidinku warejiyo sabab badan dartis Gorta aan Ku dhahnay dadka nala miidka ah waxa ay Xaaq u leyahin manan xaaaq anaga ulahen jawab ta waxan ka sugeyna Umada somaliyed wayo , ayay is weydisay , Farxiya salad sheekh jowhar waxa Lagu warejiyay dadki xaqa ulaha Baladweyne sido kale Cabudi waq sido kale lakin manta waa ayan daro in layira Qolo wax lasiyo qolana lo dido intaas kadib waxa hadalka Qatay adey isman oo Ku hadlayay dhaman Codka besha Digil Waxa isman sheegay in wax kabadan Dagan koda Lagu hestay 10 Sano ilaa hadana ayna Umaqan in an Gacanta Lo galin oo ilaa Hadana Lahesto Yal aay yahin madama wali dhulkoda aay marti ka yahiin anaga hadi an nahay dadka dadka kaso Jedo Deganka Shabeleda hose waxan so Dhawey neyna Gonka Qaramada Midowey ee kusabsan Cuna Qabatenta hubka Saran somaliya oo laga qaday Taas oo an uu arko in aay so dadajin karto Xalka somaliya , Mel kuso aruuro Waxan ku Qanacsanahay DFKM Raysul wasaaraha Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi Gonka gesinimada leh u Qatay, Waxa kale oo an uu mahad Calinaya inta Nabada Jaceel , intas kadib waxa hadalka Qatay Xaji macow oo asna kaso Jeda deganka Shabelada Hose ayaa asna shegay in Horta manta Wadanka uu kusugan Yahay Xalad Qatar ah oo an Laga Firsan wayo bu Yiray somaliya waxa aay didaned Cidamo itobiya ah mahe somaliya ma Didin Cidan nabada Ilaaliyaa oo Kormera Gobaha ay nabada Ka Jirto Waxana Tusale Somaliya Ugu Filan waxa ay soo martay anigo aniga oo ku hadlaya magaca Dhaman Dhaman Belaha kaso Jeda Gobalka Shabelada Hose marabo Codka besheyda kaliya in aan ku Hadlo Waxan umada somaliyed uu shegaya in aan Ku Qanacsanahay Gonka somaliya adunka ka Garay , Ugudanbeyn Shirkan Waxa kale oo Laga Hadlay In lo hiliyo Nabad Iyo Cadalada Shirkan oo Lagu qabtay Wadanka Mareykanka Qasan : Phone Number (520) 509-4961 California . USA shamsasalad@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 10, 2006 Onkod.net Also these clans must really hate their country and the armed ones must really love their country. Funny that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 10, 2006 10,Dec,Onkod,California: Shirweyn oo ay so QabanQabiyen Belaha laga tirada badan yahay oo Kunol North America ayaa lagu Tageray gonka kaso Baxay Qaramada Midowey kas oo somaliya uu in fasaxaya in Cidamo africa kasocda ay so Galan Gudaha Somaliya , taas o Larajey nayo in aay amanka wax ka Qabtan aniga ah sheekh Cumar farax kuna Hadlaya Magac besha an ka Dhashay ee biyomal ,,waxaan.manta Ku faraxsanahay in soomaaliya Laga Qado Cun Qabatenta hubka oo Horay uu sarna Waxana manta nasib wanag ah Qolo gar ah oo an ka Turjumen Rabitanka inta badan Hadi aan nahay Belaha somaliyed ee isugu Yimid halkan Waxan cadey neyna aniga oo Ku hadlaya Codka besha biyomal in an Rali ka nahay ana so Dhawey neyno Gonka Qaramada Midowey ooCuna Qabatenka Hubka loga qaday soomaaliya, in tasi kadib ayaa waxa hadalka Qatay farxiya salad sheekh oo Ku hadleysay Magac besha tuni yaa Ku dheeratay Mahimada ay somaliya ay u ledahay in Cuna Qabatenta hubka laga Qaday Somaliya wayo bay tiray Gonka maxakamadaha ay dadka uu shegen wax ka duwan bay la yimaden wayo, waxa lesku oga in Qolo waliba Lagu Warejiyo waxa ay Xaaq u ledahay , hadi aan nahay besha Tuni Gorta aay besha tuni Codsatay in Lagu warejiyo Barawe waxay maxakamadaha Nagu Yirahden Sacan uma Bislidin in Xukun lidinku warejiyo sabab badan dartis Gorta aan Ku dhahnay dadka nala miidka ah waxa ay Xaaq u leyahin manan xaaaq anaga ulahen jawab ta waxan ka sugeyna Umada somaliyed wayo , ayay is weydisay , Farxiya salad sheekh jowhar waxa Lagu warejiyay dadki xaqa ulaha Baladweyne sido kale Cabudi waq sido kale lakin manta waa ayan daro in layira Qolo wax lasiyo qolana lo dido intaas kadib waxa hadalka Qatay adey isman oo Ku hadlayay dhaman Codka besha Digil Waxa isman sheegay in wax kabadan Dagan koda Lagu hestay 10 Sano ilaa hadana ayna Umaqan in an Gacanta Lo galin oo ilaa Hadana Lahesto Yal aay yahin madama wali dhulkoda aay marti ka yahiin anaga hadi an nahay dadka dadka kaso Jedo Deganka Shabeleda hose waxan so Dhawey neyna Gonka Qaramada Midowey ee kusabsan Cuna Qabatenta hubka Saran somaliya oo laga qaday Taas oo an uu arko in aay so dadajin karto Xalka somaliya , Mel kuso aruuro Waxan ku Qanacsanahay DFKM Raysul wasaaraha Soomaliya Prof Cali Maxamed Geedi Gonka gesinimada leh u Qatay, Waxa kale oo an uu mahad Calinaya inta Nabada Jaceel , intas kadib waxa hadalka Qatay Xaji macow oo asna kaso Jeda deganka Shabelada Hose ayaa asna shegay in Horta manta Wadanka uu kusugan Yahay Xalad Qatar ah oo an Laga Firsan wayo bu Yiray somaliya waxa aay didaned Cidamo itobiya ah mahe somaliya ma Didin Cidan nabada Ilaaliyaa oo Kormera Gobaha ay nabada Ka Jirto Waxana Tusale Somaliya Ugu Filan waxa ay soo martay anigo aniga oo ku hadlaya magaca Dhaman Dhaman Belaha kaso Jeda Gobalka Shabelada Hose marabo Codka besheyda kaliya in aan ku Hadlo Waxan umada somaliyed uu shegaya in aan Ku Qanacsanahay Gonka somaliya adunka ka Garay , Ugudanbeyn Shirkan Waxa kale oo Laga Hadlay In lo hiliyo Nabad Iyo Cadalada Shirkan oo Lagu qabtay Wadanka Mareykanka Qasan California : Phone Number (520) 509-4961 California . USA shamsasalad@yahoo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 10, 2006 laan dheer waa la'arki doonaa meyshey soomali dhigaan. What you call minoroties is the future mijorities. get that. Shabeele Hoose waxaa ku noo 900,000 people waxaana haysta 3,000 wary thugs. Quote Share this post Link to post Share on other sites