Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ka soo baxay Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis

Recommended Posts

Deeq A.   
Dadka kale hayska jooge, kuwa reerka sheeganaya ee meelaha ka quuq-quuqle ee ka hadlaya iyo kuwa dugsanayaba, waxaan si cad ugu sheegayaa debed iyo gudo meeshay doonaanba ha joogaane, in aanu shirku waddadiisii ka baydhayn, waxbana aanay ka beddeli karin”
Suldaan Cismaan Suldaan Cali
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this