Sign in to follow this  
Deeq A.

Ehelada Wasiir Siraaji oo soo dhaweyay cadaaladda uu helay wiilkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoyska allaah u naxariistee Wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji, ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu fuliyay eedeysanihii dilay wiilkooda.

Ehelada ayaa sheegay in ay Madaxweynaha iyo cid walba oo ka shaqeysay cadaalad u helidda wiilkooda ay kaga mahad celinayaan, in shan sano kadib uu cadaalad u helay Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji311723259_645901963571501_19429782319225

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this