Cowke Posted June 19, 2010 Warar dheerad ah kulan dhexmarey EU & Puntland 19 Jun 19, 2010 - 5:01:09 AM Kadib markii saakey 19.06.2010 soo gaareen xarunta dowladda Puntland ee Garaowe wafti ka kooban safiirada wadamada EU u fadhiya dalka Kenya ayaa waxaa nasoo gaarey warar hordhac ah kulan xarunta madxtootada ku dhexmarey xubnahaan iyo Xukuumada madaxweyne Farole. Kulanka ayaa waxaa furey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole oo u hambaliyeeyey wefdiga soona bandhigay waxqabadkii horay ay dalalka Yurub soo gaarsiiyeen Somalia iyo gaar ahaan Puntland. Waxa uu xusay laamiga isku xira magaalada Garowe iyo Bosaso kaasoo ay dhistay dowladda Italy iyo mashaariic EU ka wado Puntland. Waxa uu si khaas ugu hambaliyeeyey dalka France una sheegay in deeqdii lagu baxshay la dagalanka burcad badeeda ay soo gaartay xukumadiisa. Madaxweynaha khudbadiisi kadib waxaa ku xigay Madaxa kumeelgaarka ah ee midowga Yurub oo hoggaminayey wefdiga, ahna Ambassadorka Spain u fadhiya dalka kenya waxaa uu ka hadlay in kulankani uu horudhac u yahay kulan kale oo lagu qaban doono Niarobi lix bilood kadib, waxaa uu soo bandhigay wax qabadka midowga Yurub uu soo gaarsiiyey Puntland ayagoo usoo meel marinaya hay'adaha UN. Qoraalkaasi oo lagu sheegayay in 269,000,000 oo Yuuro. Sidoo kale waxaa uu xusey in hawlaha wax qabadka ugu muhiimsan ay yihiin, La dagaalanka burcad badeeda, xaaladda IDPs. Xubnaha kale oo waftiga ka tirsan yaa iyaguna hadlay, dhamaan waxay xuseen in shirkani uu yahay horudhac shirar kale iyo wada shaqeyn dhexmari doona dowlada Puntland iyo EU. Arrimaha kale oo lagu soo qaatay kulankan ayaa ahaa canshurta shaqalaha caalamiga ahi dowladda Puntland rabto iney ka qaado mushaharaadkooda iyo hawlgalada WFP ka bilbeyso dekada Bosaso . Waxaa kaloo la soo badhigay baahida qeybaha kala duwan ee Puntland. Waftiga ka socdey EU ayaa ka codsaday Puntland in ay soo qorato baahideeda kala duwan sida hurumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. dhinaca kale kulankan ayaa waxaa ka hadley Wasiiro ka tirsan Xukumada Puntland gaar ahaan Wasiirka Caafimaadka, Dekadaha, Bay'adda iyo kuwo kale kuwaasoo dhamaan xusey baahiyaha ka taagan Wasaaradaha ay xakumaan. Magacyada waftiga soo gaarey Puntland ayaa waxa kala ahaayeen: Hoggaanka Weftiga: Nicholas Martin Cinto- Ambassador of Spain islamarkana ah Temporary President of EU to Somalia Renand Ferrand, French Embassy Jussi Laurikainen, Finland Embassy Paula Vazquez Horyaans, EU Stefano A Dejak, Ambassador of Italy Andizej Bielechi, Embassy of Belgium Mohamed Osman Aden, Consular Somali Embassy Nairobi Kulankaani kadib waxuu waftiga EU qado lagu sameynayey duleedka magaalada Garowe u raacay Madaxweynaha Puntland oo ay weheleiyaan ku-xigeenka, golaha Wasiirada intooda badan, golayaasha kale halkaasoo sanadka roobab lixaadle ka da'een. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 19, 2010 Wefdi Caalami ah Oo Ka Socda Wadamo Yurub ah Oo Booqasho Ku Tegay Garoowe June 19, 2010 Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland wafdi Caalami ah oo ka socday wadamada Yurub qaybtood kuwasoo ahaa Safiirada u fadhiya dalka Kenya,waxaana ay wadamadu kala yihin France, Finland, Italy, Belgium iyo Safiirka Spain u fadhiya dalka Kenya oo ah Madaxa Midowga Yurub ee Sooomaaliya. Waxaa sidoo kale kamid ahaa wafdigaan Madaxa Midowga Yurub ee Geeska Africa Iyo Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cismaan Edson. Waxaan wafdigaan kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Konacco Madaxwayne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo xubno kamida ah golaha Wasiirada Puntland waxaana loo soo galbiyay xarunta Madaxtooyada Puntland halkaasoo uu ku sugnaa Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud. Wafdigaan iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenkiis iyo xubno ka mid ah golaha Wasiirada Puntland ayaa kulan albaabadu u xiran yihiin ku qaatay xarunta Madaxtooyada. Kulankaan kadib ayaa waxaa saxaafada xarunta Madaxtooyada kula hadalay Maxamed Cismaan Edson oo kamid ahaa wafdiga isagoo saxaafada uga warbixiyay wafdigaan iyo sidii ay u yimaadeen waxaana uu sheegay in wafdigaan ay yihiin Safiiro ayna u yimaadeen in ay si rasmi ah usoo booqdaan Puntland. ”..Waxaa la isla soo qaaday in la hagaajiyo wada shaqaynta iyo xirrirka iyadoo uu shirkaan maanta hormuud u yahay shirar badan oo yeelan doonaan..”,ayuu yiri. Intaasi kadib ayaa wafdiga la geeyey meel loogu sameeyay qado sharaf tasoo ku taalla duleedka magaalada halkaasoo ay joogeen Isimo kamid ah Isimada Puntland sida Islaan Ciise Islaan Maxamed, Suldaan Siciid Maxamed Garaase,Garaad C/laahi Cali Ciid iyo labo Isin oo kale, waxaana ay isimadaan ay kala hadleen sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen hormarka Puntland wafdigaan maadama ay arkeen xaalada amaan ee ka jirta deegaanada Puntland. Madaxwayanha Puntland ayaa qado sharaftaas ka dib Saxaafada warbixin kooban siiyey,wuxuuna sheegay in ay wefdigaan kawada hadleen waxyaabo badan kuwaas oo ay ka mid yihiin in ay ka wada shaqeeyaan dhinaca amaanka isla markaana ay booqashada ay ku imaanayaan degaanada Puntland ay badiyaan. Sidoo kale wuxuu sheegay in mashaariicda wadamadaas ay noqdaan kuwa sidii loogu talagalay loo hirgeliyay taasina ay keeni karto iska warqab buuxa iyo xirrir joogta ah. Waa markii ugu horeysay oo ay degaanada Puntland soo gaaran wefdi intaa la’eg oo ka socda Wadamada Yurub isla markaana ah safiiro. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka HorseedMedia Garoowe-Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 20, 2010 Somalia: EU envoys in historic visit to Puntland 19 Jun 19, 2010 - 3:19:31 PM A delegation from European countries toured Somalia’s Puntland state for the first time, Radio Garowe reports. The plane carrying the delegation led by the Spanish envoy to Kenya, whose country temporarily hold EU chair, landed at Conoco, in the outskirts of Garowe city, the administrative capital of Puntland. Puntland State President Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," and senior government officials received the delegation comprising of envoys representing European countries to Kenya, in Garowe presidential palace. “It is a historic trip for the EU envoys in Kenya to Garowe, they are arriving at a time when the region is green and rainy season, and they have even seen how Puntland is rich interms of livestock,” he said after the meeting with the envoys. Among the things discussed is strengthening cooperation and advancing EU-sponsored development projects in Puntland State, which has been successful, added the president. He however noted that the envoys had short time to spend on the trip, promising another tour to take them around and discuss development projects in Puntland State. The envoys were then taken to Salahley, in the outskirts of Garowe, where they were prepared for special lunch. After the wonderful lunch, the envoys met with traditional elders who included Islan Isse Islan Mohammed, Sultan Said Mohammed Garase, Garad Abdullahi Ali Iid, Sultan Said Mohammed and Sultan Mohammed Mashqare. “I am telling you that Puntland enjoys peace and tranquility both in the rural and urban like you have seen now, the peace is a common interest for everyone in Puntland,. We only need the developed countries to support us on what we can’t achieve. We pray to God for the stability of the rest of the country that is suffering from conflict. We call on you to offer your help and we will always welcome you,” said Islan Isse Islan Mohammed. . The EU delegation flew back to Nairobi, Kenya, later Saturday. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 20, 2010 EU Ambassadors in Structural Dialogue with Puntland. Garowe - A historic meeting took place in Puntland when a delegation of Ambassadors and Embassy representatives from the European Union convened with high-ranking officials from the Puntland Government. The meeting was an initial step taken towards the establishment of structural dialogue between Puntland and the European Union. It is envisaged that the EU and Puntland will engage in a similar dialogue to be held in Nairobi a few months from today. Heading the EU delegation was the Temporary President of the EU to Somalia, H.E Nicolas Martin Cinto. H.E Nicolas Martin Cinto is also the Ambassador of Spain to Kenya. The delegation comprised of H.E Mr. Stefano Antonio Dejak, the Ambassador of Italy to Kenya, Mr. Renaud Ferrand , the first Counselor at the Embassy of France in Kenya and Mr. BIELECKI Andrzej the First Secretary at the Embassy of Belgium in Kenya. From the Embassy of Finland Mr. Jussi Laurikainen, the Assistant/Governance for Good Governance and Regional Issues/Somalia was present while Ms. Paula Vazquez Horyaans presented the EU Somalia Operations Unit. Mr. Mohamed Osman Aden, the Counselor at the Somali Embassy in Kenya, accompanied the delegation. The Vice-president of Puntland, H.E Brig. Gen. Abdisamad Ali Shire and members of the Puntland Government warmly received the EU delegation at Garowe Airport today before escorting them to the Presidential Palace in Garowe. On arrival at the Presidential Palace, the delegation met privately with H.E President Abdirahman Mahamed Mahamud in his office at the palace. Then, they were ushered into the conference facility where they discussed with Cabinet Ministers and authorities from the Office of the President. In the conference room, the delegation was introduced to the Minister of Security, the Minister of Interior, Local Government and Rural Development, the Minister of Planning and International Cooperation, the Minister for Marine Transportation and Ports, The Minister for Environment and The Minister of Health from the Puntland Government. The delegation also met the State Minister of the Puntland Presidency for Democratization and Federal Affairs, The State Minister of the Puntland Presidency for Security, the Special Police Unit Commander and the Chief of Staff at the Office of the President. "This is a historic moment for Puntland," H.E President Abdirahman Mahamed Mahamud said. "It is the first time that Puntland has received such a high ranking delegation." President Abdirahman read a message from Puntland to the EU delegation and an official dossier was handed out to the delegation. On behalf of the EU delegation, H.E Mr. Nicolas Cinto presented a message from the EU to Puntland. The delegation also presented a report on EU funded interventions in Puntland. The parties discussed a number of issues regarding piracy, security and development in Puntland. The EU and Puntland mutually agreed upon suggestions for further collaboration and correspondence before wrapping up the meeting on a happy note. After the meeting, the delegation was treated to a traditional Somali Buffet in a scenic mountainous setting located in the Nugal region countryside before their departure. Source: puntland-gov.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted June 20, 2010 Puntland officials working hard as usual masha'allah, hope something productive comes out of this meeting. Love the Somali traditional buffet. “I am telling you that Puntland enjoys peace and tranquility both in the rural and urban like you have seen now, the peace is a common interest for everyone in Puntland,. We only need the developed countries to support us on what we can’t achieve. We pray to God for the stability of the rest of the country that is suffering from conflict. We call on you to offer your help and we will always welcome you,” said Islan Isse Islan Mohammed. . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 20, 2010 Hales yeah farole and his team are really lifting up the puntland profile in the international arena, at least he kept that part of his election promises. Even today the puntland finance minister met up with australia finance minister to streghten ties between the two states. Not bad week on the foreign relations front. EU Ambassadors visit garowe plus puntland finance minister meets his counterpart in Australia to streghten ties. PS: Sxb as for the traditional buffet yeah sxb it nugaal valley capital garowe where everyone eats a goat under a tree!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites