Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is casishay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is casishay

Liz Truss, oo ah ra’iisal wasaariha Ingiriiska, ayaa iska casishay jagadaasi.

Liz, ayaa sheegtay inay la kulantay 1,922 xubnood, guddoomiyihii guddiga Sir Graham Brady maanta.

Dhamaan dadkani, ayaa waxay isku raaceen in todobaadka soo socda ay dhacdo doorashada hoggaanka.

Waxey intaa ku dareen inay sii ahaan doonto xilka ra’iisul wasaaraha inta laga dooranayo qofka bedeli doona.

Truss ayaa sheegtay in aysan qaban Karin waxyaabaha horyaalla ee loo doortay

Tobaneeyo wariyeyaal ayey ka hor sheegtay inay xafiiska timid, xilli ay jirto “xasilooni darro dhaqaale iyo mid caalami ah”.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this