Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2022 Saan loo noqdo dadaa rabo oo cun cun haayo: Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted October 19, 2022 MMA, dhirtii miyaa la bililiqaystay? Allow sahal amuuraha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted October 19, 2022 Smash 'n" Grab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdi90 Posted October 19, 2022 Alla umada jecla kutire kuteen iyo saan aa la yiri, mesha dayactir/dib u habeeyn ayaa ku socoto https://www.facebook.com/bisle14/posts/10157527127307706 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted October 19, 2022 Smash 'n" Grab 1 hour ago, Abdi90 said: Alla umada jecla kutire kuteen iyo saan aa la yiri, mesha dayactir/dib u habeeyn ayaa ku socoto As in, ma waxaad ujeedaa, Al yacnii shaqo qaran (melting down any cobber and silver to be taken uae markets for sale) baa laga hayaa? Waxa muuqda, waxaan ishu qaban baa ka badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 19, 2022 1 hour ago, Abdi90 said: Alla umada jecla kutire kuteen iyo saan aa la yiri, mesha dayactir/dib u habeeyn ayaa ku socoto https://www.facebook.com/bisle14/posts/10157527127307706 Did you even read waxaa soo galisay meesha? Shirkadaha tabeeladooda haba la qaadee ama la badalee - if it was up to me waaba mamnuuci lahaa - laakiin geedihii iyo dhirtii sanadooyin la daryeelaaye maxaa loo burburiyey? Geedahana ma shirkadaa lahaa? Moooryaan mentality never ceases to amaze me. Caqliyaradooda maba isgartaan. Berina taalada Axmed Gureey maarteeda iyagoo Imaaraadka ka soo gatay waala arkaa as it happened in 1991. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 19, 2022 Waxee kale fujiyeen the old transparent fence, replacing with ugly Hormuud-painted one ku wareegsan now. 9 hours ago, galbeedi said: MMA, dhirtii miyaa la bililiqaystay? Allow sahal amuuraha. Saas u egtahay, waaba la wada fujiyey, xataa cowskii waa dileen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 19, 2022 so are u telling us the cheese fellow was a good gardener Quote Share this post Link to post Share on other sites